Guddiga doorashada oo maanta shaaciyay liiska xildhibaanada qaatay Shahaadada

Guddiga doorashada heer federaal ayaa maalintii saddexaad shahaadada musharaxnimo siiyay xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada ayaa maanta siiyay shahaadada musharaxnimo 18 xildhibaan oo ka kala tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada qaatay shahaadada xildhibaanimo ayaa gaaraya 130 xildhibaan, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda shahaadada qaataan xildhibaano … Continue reading Guddiga doorashada oo maanta shaaciyay liiska xildhibaanada qaatay Shahaadada